| 4/12/2007,Talaado--- Muqdisho |
 Ciidamada Kooxda Imbagaati oo maanta qab qabtay qaar ka mid ah dhalinyarada Deg,Xamar Jab Jab ee M/Muqdisho. Abaare 8:00 Am subaxnimo ee maanta ayaa ciidamada Kooxda Imabagaati oo..... |
| 4/12/2007,Talaado--- Muqdisho |
 Weeraro xoogan oo xlay lagu qaaday fariisimada ciidamada Itoobiya iyo kuwa Kooxda Imbagaati ay ku leeyihiin M/Muqdisho.Xoogaga Mukhaawamada ayaa saqdii dhexe ee xalay weerar ku qaaday fariisimo ay....... |
| 3/12/2007,Isniin--- Muqdisho |
 8 ruux oo ra'yid ah oo maanta ku geeriyootay madaafiicdii ay ciidamada itoobiya maanta ku duqeeyeen qeybo ka mid ah M/Muqdisho.ilaa in kabadan 8 ruux oo ra'yid ah ayaa la sheegay inta la....... |
| 3/12/2007,Isniin--- Muqdisho |
 Ciidamada Itoobiya oo maanta weerar madafiic ku bilaabay qaybo ka mid ah M/Muqdisho.12:00 Am duhurnimo ee maanta ayaa ciidamada itoobiya weerar madaafiic ah oo aan kala go'laheen ku bilaabay.... |
| 3/12/2007,Isniin--- Muqdisho |
 Ciidamada kooxda imbagaati oo saakay dagaal culus ku dhexmaray m/jowhar ee Gobolka Sh/dhexe.Abaare 5:00 Am ee aroornimo ayaa dagaal qaraar gudaha magaalada Jowhar ku dhexmaray labo........... |
| 3/12/2007,Isniin--- Muqdisho |
 Weerar culus oo xalay lagu qaaday fariisimo ay ciidaamada Itoobiya ku leeyihiin Deg,Hilwaa ee m/muqdisho.Habeenkii labaad ee todobaadkan ayaa xoogaga ciidamada Mukhaawamada weerar...... |
| 2/12/2007, Axad--- Muqdisho |
 2 nin oo rayid ah oo maanta lagu dilay wadada labaad ee Suuqa Bakaaraha.Abaare 11:15 barqanimo ee maanta ayaa Kooxo hubaysan oo aan la garanayn ay toogasho u geesteen labo Nin oo..... |
| 2/12/2007, Axad--- Muqdisho |
 Maydadka 2-wiil oo dhalinyaro ah oo ay dileen ciidamada itoobiya oo saakay lagu arkay agagaarka warshada caanaha ee m/muqdisho. Qaar ka mid ah dadka deegaanka ayaa shabakada wisilnews.net u ........ |
| 2/12/2007, Axad--- Muqdisho |
 Ciidamada itoobiya iyo kuwa kooxda Imbagaati oo saakay howgalo baaritaano iyo boob ah ka bilaabay xaafado ka mid ah Degmooyinka Hilwaa iyo Yaaqshiid ee M/muqdisho kadib markii xalay weerar hoobiyaal ah lagu qaaday............. |
| 1/12/2007, Sabti --- Muqdisho |
 Ciidamada kacdoonka oo Saakay weerar culus ku qaaday Xarunta Fila-Baydhaba oo fariisin u ah Ciidamda Kooxda Imbagaati.Xoogaga ciidamada Mukhaawamada ayaa waabarigii Saakay weerar xoogan ku qaaday ....... |
| 1/12/2007, Sabti --- Muqdisho |
 Barakac xoogan oo saakay ka bilaawday deegaanada Carafaad,Jubgal,iyo Towfiikh ee M/Muqdisho.Boqolaal dad ay ayaa saakay lagu arkayay iayaga oo kabarakacaya guryahooda............... |
| 29/11/2007, Khamiis --- Muqdisho |
 Dagaal qaraar oo u dhaxeeya Ciidamada itoobiya iyo xoogaga kacdoonka ee Mukhaawamada oo maanta ka dhacay deeganka Suuqa Xoolaha ee M/Muqdisho.Abaare 9:30 am subaxnimo ee maanta ayaa waxaa dagaal qaraar oo ka fool ....... |
| 29/11/2007, Khamiis --- Muqdisho |
 Dad yarid ah oo ku dhaawacmay duqeyn ay ciidamada Itoobiya maanta ka geeysteen muqdisho oo la gaarsiiyay isbitaalada M/muqdisho.In kaabdan 2o ruux oo maanta dhaawacyo kala duwan ka soo....... |
| 29/11/2007, Khamiis --- Muqdisho |
 Ciidamada Kooxda Imbagaati oo maanta dad rayid ah ku dilay wadada 30-ka ee M/muqdisho.Kooxda Imbagati ciidamadeeda ayaa saakay waxay toogteen wiil dhalinyaro ah labo kalena way dhaawaceen .kadib.... |
| 29/11/2007, Khamiis --- Muqdisho |
 Fariisimada Ciidamada Itoobiya ay ku leeyihiin wadada 30-ka (Sodonka) oo xalay weerar culus lagu qaaday.Xoogaga Mukhaawamada ayaa fiidnimadii xalay waxay weerar xoogan oo saf..... |
| 28/11/2007, Arbaco --- Muqdisho |
 Maydadka 4-ruux oo rayid ah oo ay dileen ciidamada ethoipia oo saakay laga helay agagaaraha xeradii masrax iyo Degaanka SOS ee M/Muqdisho.Waabarigii saakay ayaa meydadka 4-qof oo rayid ah oo midi...... |
| 28/11/2007, Arbaco --- Muqdisho |
 Xogaaga mukhaawamada oo xalay weerar culus ku qaaday dhowr fariisin oo ay leeyihiin Ciidamada Ethoipia iyo Kooxda Imbagaati.Abaare 8:30 Pm fiidnimo ee xalay ayaa xoogaga ciidamada Kacdoonka ............... |
| 27/11/2007, Talaado --- Muqdisho |
 4 ruux oo maanta ku dhaawacmay qaraxyo iyo tacshiirado ka dhacay magaalada muqdisho.Ilaa 4-ruux oo rayid ah ayaa maanta dhaawac ka so gaaray qaraxyo iyo tacshiirado xoogan oo.... |
| 27/11/2007, Talaado --- Muqdisho |
 Cidaamada Ethoipian-ka oo maanta howgalo gumaaad ah ka milaabay deegaano ka tirasan gobolada Hiraan iyo Galgaduud. Cudubto ka tirsan ciidamada Ethoipia oo ku hubeysan gawaarida Dagaalka kuwasoo......... |
| 26/11/2007, Isniin --- Muqdisho |
 Qarayo iyo tacshiirado oo duhurnimadii maanta ka dhacay iskgoyska Howladawag iyo wadada kowaad ee Suuqa Bakaarha. 12:00 Pm ayaa waxaa qaraxyo isxigxigay iyo tacshiirado xoogleh yaa duhurnimii manta ka |
| 26/11/2007, Isniin --- Muqdisho |
 Iska hor imaad qaraar oo maanta muqdisho ku u dhaxmaray ciidamada xukuumada imgaati iyo xoogaga mukhaawamada.Aroornimadii saakay ayaa ciidamada xukuumada Imbagaati iyo xoogaga muqaawamada ..... |
| 26/11/2007, Isniin --- Muqdisho |
 Weerar Bambaanooyin ah oo xalay lagu qaaday Saldhigyada Baliiska ee Degmooyinka kaaraan,Baydhaboiyo Baladweyn.Habeenimadii xalay weerar loo adeegsaday banbaanooyin... |
| 25/11/2007, Axad --- Muqdisho |
 2 ruux oo rayid ah oo maanta ku dhawacantay qaraxyo ka dhacay Suuqa Bakaaraha ee m/muqdisho.Ilaa dhowr qarax oo is xig xigay ayaa duhurnimadii maanta ka dhacay wadada kowaad ee suuqa ...... |
| 25/11/2007, Axad --- Muqdisho |
 Xoogaga mukhaawamada oo xalay weerar xoogan ku qaaday fariisin ay ciidamada Ethoipian-ka ku leeyihiin isgoysyada M/muqdisho. Isgoysyada Cali Kamiin,Carwo,Idko iyo Bar Ubax muqdisho oo........ |
| 25/11/2007, Axad --- Muqdisho |
 Dadka u barakacay deegaanada siinka dheer iyo Ceelasha Biyaha ee duleedka magaalada muqdisho oo walaac daran ka muujiyay ciidamada Ethoipian-ka iyo kuwa xukuumada oo halkaasi manta duldagay.Kumanaan dad ah.. |
| 24/11/2007, Sabti --- Muqdisho |
 Ciidama Ethoipia oo maanta ka baxay qeynbo ka tirsan deegaanka Suuqa Xoolaha muqdisho,kadib markii sakay weerar xoogan lagu qaaday.Cutubyo ka tirsan ciidamada Ethiopia ee mudoouyinkan ku sugnaa... |
| 24/11/2007, Sabti --- Muqdisho |
 Weerar hoobiyaal oo xalay lagu garaacay fariisin ay ciidamada Ethoipian-ka ku leeyihiin magaalada muqdisho.Inka badan 20(labaatan) madaafiic oo qoriga mootarka ee hoobiyaha loo yaqaano.... |
| 24/11/2007, Sabti --- Muqdisho |
 Kolanyo Cidamo ethopian-ah oo xalay weerar miino lagu eegtay Degmada Walanweyn ee G/sh/hoose.Abaare 11:30 Pm ee habeenimadii xalay ayaa 30 gaawaari kolanyo ciidamo Ethoipian ah oo ka soo anbabaxay sida la.... |
| 22/11/2007,Khamiis --- Muqdisho |
 Dad rayid ah oo maanta dhimasho iyo dhaawac ka soo gaaray raasas ay fureen ciidamada Ethoipian-ka iyo kuwa Xukuumada.Haweenay ah ayaa geeritootay sedexkalena dhaawac ayaa soo garay,kadib markii.... |
| 22/11/2007,Khamiis --- Muqdisho |
 Gud;sheeq shariif sheeq Axmed oo socdaal ku maraya qaar ka mid ah wadamada carabta.Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ah Gudoomiyaha isbaheysiga Xoreynta Somaliya ayaa socdaal ku maraya qaar... |
| 22/11/2007,Khamiis --- Muqdisho |
 Somalia oo guul ka gaartay Ganacsiga Gaarka ah ,Iyada oo Faraha kula Jirta Dhiig daadasho.Mogadishu – Muqdisho waa caasimada somalia oo ah wadan Geeska Afrika ku yaal waxaana la dagay Dhibaatooyin ay... |
| 20/11/2007,Talaado --- Muqdisho |
 Idaacadihii baroordiiqda ku jiray oo amar loogu siiyay in aysan hawada dib u soo galin.Xukuumada ayaa waxa ay maanta digniin u jeedisay idaacadihii muqdisho ee baroordiiqda u sameenayay sedexda....... |
| 19/11/2007,Isniin --- Muqdisho |
 Ciidamada itoopiya oo maanta dhalinyaro soomaaliyeed kala degay gawaarida dadweynaha ee ka shaqeesa qeybo ka mid ah Degmada Yaqshiid ee magaalada muqdisho.Ciidamada Itoop.. |
| 19/11/2007,Isniin --- Muqdisho |
 Isbaheysiga Xoreynta Somaliya oo dhaq dhaqaaq ciidan ka bilaabay Somaliya.Shabakada wisilnews.net ayaa ilo lagu kalsoon yahay u xaqiijiyay in madaxdii hore uga tirsanaa maamulkii Maxaakimta.... |
| 19/11/2007,Isniin --- Muqdisho |
 Ciidamada xukuumada oo wiil dhalinyaro ay ku dilay Degmada Baydhaba ee G/Bay.Geerida wiilka dhalinyarada ayaa la sheegay in ay timid markii cidamada xukuumada ay rasaas hubiyeen goob ay.. |
| 18/11/2007,Axad --- Muqdisho |
 Ciiddamo Itoopiyaan ah oo farriisin ka dhigtay Xaruntii Xildhibaan Qanyare Degmada Dayniile ee m/muqdisho.cutubyo Ciiddamo Ethiopian oo ku hubeysan Taangiyo iyo iyo hubka nuucyadiisa kala... |
| 18/11/2007,Axad --- Muqdisho |
 Dadka u shaqadataga suuqa Bakaaraha oo walaac kamuujiyay dhaca iyo baarashada ay ku hayaan ciidamada xukuumada.kumanaanka dad ee maalinwalba u soo shaqada taga suuqa ugu... |
| 17/11/2007,Sabti --- Muqdisho |
 Weerar loo adeegsaday baaasuukayaal oo habeenimadii xalay lagu qaaday fariisinka ay ciidamada yuganda ku leeyihiin KM4 ee magaalada muqdisho.Abaare 12:00 Am habeenimo ee xalay ayaa waxaa weerar loo........ |
| 17/11/2007,Sabti --- Muqdisho |
 Isbaheysi ay ku mideysan yihiin Saxafiyiinta Soomaaliyeed ee Kenya oo looga dhawaaqay Nairobi.Urur ay ku mioobayn suxufiyiinta soomaaliyeed ee Kenya oo la yiraahdo Isbaheysiga Saxafiyiinta Soomaaliyeed ee Kenya......... |
| 17/11/2007,Sabti --- Muqdisho |
 Xukuumada Faransiiska oo shaacisay in ay galbinayaan Maraakiibta cunada gaar gaarka u soo wada gudaha dalka soomaaliya. Faransiiska ayaa shaaca ka qaaday inay Ciiddamadooda mariiniska bilaabeen ........... |
| 16/11/2007,Jimco --- Muqdisho |
 Ciidamada Ethopia oo maanta howgalo horleh oo boob ah ka bilaabay qeyb ka mid ah xaafadaha m/muqdisho. Cutubyo ciidamo Ethopian ah ayaa maanta lagu arkayay iyagoo guri guri u galaya xaafadaha gubta.... |
| 16/11/2007,Jimco --- Muqdisho |
 Warmurtiyeed ay soo saartay Hay'adda u dooda xuquuqda adanaha ee Dr Ismaaciil Jimcaale oo bayaan cad ka soo saartay dhacdooyinkii ugu dambeeyay ee ka dalka gar ahaan muqdisho.Nuqul kamid ah... |
| 8/11/2007,Khamiis --- Muqdisho |
 Ciidamada ethopia iyo muqaawamada oo maanta dagaal qaraar ku dhexmaray deegaanka suuqa xoolaha ee magaalada muqdisho.Dagaalkani oo la isku adeegsaday hubka nuucyadiisa kala duwan.... |
| 8/11/2007,Khamiis --- Muqdisho |
 Ciidamadii Ethopian-ka ee deganaaDeg,Walanweyn oo saakay halkaasi ka guuray.Cutubto ka tirsan Ciidamada Ethopia ee dhawaan fariisimaha ka sameystay deegaanka..... |
| 7/11/2007,Arbaco --- Muqdisho |
 Dibad baxyo balaaran oo maanta lagu ka dhacay magaalada caasimada ah ee muqdisho. Boqolaal dadwyne soomaliyeed oo ku nool casimada soomaaliya muqdisho ee soomaaliya ayaa maanta dibadbaxyo.. |
| 7/11/2007,Arbaco --- Muqdisho |
 Fariisinkii ciidamada ethopia ku lahaayeen deegaanka sanca oo isaga baxay.Ciidamada Milatariga Ethiopia ee sida duulaanka ah ku jooga dalka , ayaa saaka isaga guuray...... |
| 7/11/2007,Arbaco --- Muqdisho |
 Faah faahin ku saabsan raas ay ciidamada xukuumada hibiyeen goob ay dad ku sugnaayeen ee Deg,Hodan.Arintani oo dhacay galinkii dambe ee shalay ayaa waxaa qal qal iyo cabsi ku abuuray.... |
| 6/11/2007,Talaado --- Muqdisho |
 Ciidamo Ethopian-ah oo saakay lagu saadaadiyay xaafado ka mid ah m/muqdisho.Boqolaal ciidamada meletariga ee Ethopia ayaa saakay lagu arkayay xaafadaha,gubta,suuqa... |
| 6/11/2007,Talaado --- Muqdisho |
 Meedadka labo ruux ayaa saakay laga ehalay wadada warshadaha ee m/muqdish.Waabarigii saakay ayaa meedadka labo nin oo dhalinyaro ah lagu arkay afaafka hore ee warshadii........... |
| 5/11/2007,Isniin --- Muqdisho |
 Madaafiic hoobiyaal ah oo galabta lagu weeraray fariisin ciidamada Ethopia ay ku leeytihiin m/muqdisho.Ilaa inkabadan toban madaafiicda motarka ee loo yaqaano hoobiyaasha ayaa galabta lagu............ |
| 5/11/2007,Isniin --- Muqdisho |
 Ciidamo ka tursan xukuumada oo maanta ku geeriyooday qaraxyo ka dhacay m/muqdisho.2 ka mid ah ciidamada XKM inta la ogyahay ayaa maanta ku geeriyooday qaraxyo ka dhacay............. |
| 5/11/2007,Isniin --- Muqdisho |
 Kolonyo ciidamo ethopian-ah oo markale todobaadkan gudihiisa lagu weeraray qaraxyo G/Shabeelada hoose. Ciidamo farabadan oo la socday Kolonyo tegniko ah oo ka yimid dhanka... |
| 5/11/2007,Isniin --- Sh.Hoose |
 Kuluumeesato soomaali ah oo ku dhaawacmay weerar kaga yimid Markab dagaal shesheeye. Ilaa 3 Kaluumeysato Soomaali ah ayaa ku dhaawacmay inta la ogyahay weerar kaga yimid Markab Shisheeyo... |
| 5/11/2007,Isniin --- Muqdisho |
 Dhorw hoobiye oo xalay lagu garaacay warshadii baastada oo fariisin u ah ciidamada Ethopia. Ilaa iyo in ka badan labo iyo toban madafiic ayaa maqribnimadii xalay lagu garaacay ciidamo... |
| 4/11/2007,Axad--- Muqdisho |
 Ciimada xukuumada ay rabshaduhu hareeyeen oo manta dad rayid ah ku dilay gudaha m/muqdisho.Tacshiirad aan loo meel dayin oo ay fureen cidamada xukuumada ayaa waxa ............. |
| 4/11/2007,Axad--- Muqdisho |
 2 nin soomaali ah oo ay toogten ciidamada Ethopia oo saakay medkoda laga helay xeradii maslax ee m/muqdisho.Meedadka 2 nin soomaali oo odayaal ah ayaa waabargii manta laga helay................... |
| 4/11/2007,Axad--- Muqdisho |
 Faah faahin ku saabsa dagaaladii maqribnimadii shalay ka dhacay magaalada caasimada ah ee muqdisho.Labo ruux ayaa ku geeriyootay, inta la ogyahay tiro kalana waa ay ku dhaawacmeen, iska.... |
| 3/11/2007,sabti--- Muqdisho |
 Boqolaal dad ah oo maanta dhigay dibad baxyo ka dhan ah joogitaanka ciidamada Ethopia ee gudaha soomaaliya.Dad kor u dhaafaya ilaa sagaal boqol qof ayaa maanta dibadbaxyo balaaran ka digay....... |
| 3/11/2007,sabti--- Muqdisho |
 Kolonyo ciidamo Etopia-ah oo weerar miiino lala eegtay. Abaare 9:00 habeenimo ee xalay ayaa Ciidamo Ethiopian ah oo kasoo baxay magaalada Baydhabo kuna soo jeeday magaaladan Muqdisho................. |
| 3/11/2007,sabti--- Muqdisho |
Xukuumadaha Spain Talyaanig,France iyo Talyaaniga oo sharciyo aad u adag kasoo saaraya tahriibayaasha Soomaalida.Dowladaha Talyaaniga , France iyo Spain ayaa sheegeen inay sharciyo adag ay..... |
| 3/11/2007, Sabti--- Muqdisho |
 Ciidamo Ethiopian horleh oo loo soo diray gudaha Somalia.Telefishinka laga leeyahay dalka Ethiopia ayaa xalay laga sheegay in kumanaan ciidamo Ethiopian ah oo aad u hubeysan isla markaana wata gaadiidka.. |
| 2/11/2007, Jimco--- Muqdisho |
 Qarax xoogan oo habeenimadii xalay ka dhacay gudaha Mag.B/weyn G/Hiiraan. Wararka ka imaanaya magaalada baladweyn ee xarunta G/Hiiraan ayaa sheegaya in habeenimadii xalay gudaha........ |
| 2/11/2007, jimco--- Muqdisho |
 Ciidamada Ethopia oo xalay weerar culus lagu qaaday. Shabakada wisilnews.net sida ay u dad goobjoogayaala ah u sheegeen Weerar xoogan ayaa xalayXogagaga ka dagaalama Muqdisho.... |
| 22/10/2007, Isniin--- Muqdisho |
 Maamulka iyo shaqaalaha shabakada Wisilnews.net oo Canbaareeyay xarigii lagula kacay Abwaan Abshir Nuur faarax Bacadle.Tifaaftiraha guud ee shabakada Wisilnews.net C/laahi Abshir Kaarshe ayaa waxaa uu sheegay isaga oo ..... |